Username Password Remember me
Register | Login
BBC Somali
VOA Somali
Somali Links
Allwadani
Alldalka
Allpuntland
Allgedo
Allceeldheer
Allsafaari TV
Aminarts
Afnugaal
Aftahan
BBC-Laanta afsomaliga
Buurxakaba
Balcad.com
Ceelbuurnet
Biyokulule
cayaaraha.com
Carmooyin
Cadaado.net
Dhahar.com
Danowadaag
Dayniile
Garoweonline
Goobjoog
Gedonet
Horseednet
Hilinkatoosan
Halgan
Hiiraan
Hobyonet
Hadhwanaag
hornafrik
Idamaale
Janaale.com
Jowhar.com
Jowharonline
Ogaden
Olol
Puntlandpsot
Somaaliweyn
somaliuk
Midgaan.com
Markacadey.net
Wadanka
Wardheernews
Waagacusub
Waayaha
Widhwidh
Waayaha cusub
Qaadisiya
qarannews
Qaranimo
Xog-waran
Xamardaye
Yaaqshiid
xargaga
mudugonline
somalifans.co.cc
All Wariye
Updated on Friday, July 04, 2008 - 11:09 PM
Qoxooti Soomaali ah oo Lasheegay in ay buux dhaafiyeen xeryo ku yaala dalka Yeman,iyadoo 700 oo kalana ay bada ku dhinteen lixdii bilood ee lasoo dhaafay

Wararka ka imaanaya dalka Yemen ayaa sheegaya in ay si aad ah sare ugu kacday tirada qoxootiga Soomaaliyeed ee dalkaa gaara,lixdii bilood ee lasoo dhaafay ee sanadkan.

..Akhri...

Dowlada Ethiopia Oo Guulo Kasheegatay Dagaaladii ugu dambeeyay ee somaia Jul 04, 2008
Sida ay daabacday Wakaalada Wararka ee Dalka Ethiopia marka magaceeda la soo gaabiyo loo yaqaan ENA oo soo xiganeysay Sarkaal ka tirsan Wasaarada Gaashaandhiga Ethiopia, ayuu sheegay in 70 ka tirsan Kooxaha Al-Shabaab iyo Maxkamadaha oo ka dagaalama Soomaaliya ku dileen dagaal todobaadkan ka dhacay Gobolada Dhexe ee Soomaaliya.



..Akhri...
Qaramada Mdioobay oo sheegtay in xaalada amaan ee dalka Soomaaliya ay ka sii dareyso. Jul 04, 2008
saraakiil dhinaca bini'adanimada ka shaqeeya oo ka tirsan Qaramada Midoobay ayaa sheegay in xaaladaha amaan ee ka jira dalka Soomaaliya ay kasii dareen todobaadkii lasoo dhaafay.


..Akhri...
Qarax Xalay Lala Beegsaday Waardiyihii Magaalada Gaalkacyo Jul 04, 2008
Gaalkacyo: Qarax Bambaano gacmeed oo habeenkii xalay ahaa lala beegsaday Roondadii ilaalinaysay magaalada Gaalkacyo waxaana halkaas lugu...Akhri...
Boosaaso: Wafdi ka socda QM oo beri ku sii fool leh Magaalada Boosaaso Jul 04, 2008
Wafdi ka socda Qaramada Midowbay ayaa lugu waramayaa in ay maalinta beri ah ku sii fool leeyihiin Magaalada Boosaaso ee xarunta gobalka Bari ,waxaana lasheegay in ay halkaasi kula kulmayaan Madaxda Puntland.
..Akhri...
Muqdisho: Madaxwaynaha Soomaaliya oo dib ugu soo noqday Muqdisho Jul 04, 2008
Madaxweynaha dawladda Faderaalka ee Soomaaliya Md. C/laahi Yuusuf Axmed & Wafdi uu hogaaminayo ayaa soo gaaray Magaalada Muqdisho ee Caasumada Soomaaliya.

..Akhri...
Madaxweynaha DFKM C/laahi Yuusuf Axmed oo soo gaaray dalka Kenya kuna qabtay Shir Jaraa,id Jul 03, 2008
Madaxweynaha DFKM C/llaahi Yuusuf Axmed ayaa soo gaaray xarunta dalka Kenya ayaa maanta shir jaraa,id ku qabaty xarunta uu ka daggan yahay dalka...Akhri...
Rwanda oo sheegtay in dabayaaqada sanadkan ay go’aan ka gaareyso ciidamo in ay u direyso Soomaaliya. Jul 03, 2008
Dowladda Rwanda ayaa maanta sheegtay in dabayqaada sanadkan ay go’aan kama dambeyn ah ka qadaneysi haduii ay cidiamo nabad ilalaineed ku biirineyso howlgalka nabad ilaalinta AMISOM ee dalka Soomaaliya ka soconaya iyo hadii kale.
..Akhri...
Yemen oo sheegtay in ay ka go’antahay in ay heshiis dhex dhigto dhinacyada mucaaradka ee kala fogaaday. Jul 03, 2008
Dowladda Yemen ayaa maanta ku dhawaaqday in ay ka go’antahay in ay ka lib keento dadaalada ay wado ee ku aadan sidii loo soo dhameyn lahaa khilaafka soo kala dhex galay qeybaha isbahasyiga Asmara ee kala dagay magaalooyinka Jabuuti iyo Asmara,waxaana dowlada Yemen ay sheegtay in hehsiisiinta labada dhinac ay fudueyn doonto meel marinta qodobadii xasaasiga ahaa ee lagula heshiiyay shirkii Jabuuti.
..Akhri...
Mareykanka oo dheegay in howsha ciidamada Itoobiyaanku ka hayaan Soomaaliya ay tahay mid wanaagsan. Jul 03, 2008
Safiirka dowladda mareykanka u fadhiya dalka Itoobiya Donald Yamamoto ayaa ka hadlay siyaasada Mareykanka ee ku aadan kaalinta Ciidamada Itoobiyaanku ku leeyihiin dalka Soomaaliya.
..Akhri...
Wararkii hore
Thursday, July 03
– Dowladda Kenya ayaa ugu baaqday beesha caalamka in ay daganaasho ka dhaliso dalka dariska la ah ee Soomaaliya oo hubka sida sharci darada ah looga qaado uu khal khal gelinayo amaanka gobalka geeska Afrika oo dhan
Ciidamada Mariiniska dalka Jarmalka oo howlgalo ka bilaabay xeebaha Soomaaliya
Tuesday, July 01
Munaasabada 1-da Luulyo oo si weyn looga xusay Magaalooyinka Baydhaba, Muqdisho iyo Maamulka Puntland
Munaasabada 1- July oo Si Wayan Looga Xusay Maamulka Puntland.
Sh.Sahriif iyo shariif Xasan oo biri si wadajir ah Jabuuti ugu Shir Gudoomin doona kalfadhiga labaad ee Isbahaysiga Mucaaradka.
Madaxweynaha Soomaaliya oo dhambaal hambalyo ah oo ku aadan munaasabada 1-da July ka guddoomay dhigiisa Yemen
Monday, June 30
Gaadiid ay lahaayeen dad rayid ah iyo xildhibaano oo maanta lagu dhacay magaalada Baydhabo.
Gaalkacyo: Nin aad looga yiqiin Gobolka Mudug oo Toogasho lugu dilay.
Madaxweynaha Dowladda KMG oo degmooyin cusub u magacaabay Gobolada Mudug iyo Galgaduud
Sunday, June 29
Dowlada Somalia Oo Loogu Deeqay Aduun Kabadan Lixdan milyan oo dollarka Mareykan
 Older Articles

 

Search Yamays.com
Universities
 
 
 
Total Hits 4517500
-->© yamays.com, 2008. All rigths reserved. Designed by: Cali Ubax