Username Password Remember me
Register | Login
BBC Somali
VOA Somali
Somali Links
Allwadani
Alldalka
Allpuntland
Allgedo
Allceeldheer
Allsafaari TV
Aminarts
Afnugaal
Aftahan
BBC-Laanta afsomaliga
Buurxakaba
Balcad.com
Ceelbuurnet
Biyokulule
cayaaraha.com
Carmooyin
Cadaado.net
Dhahar.com
Danowadaag
Dayniile
Garoweonline
Goobjoog
Gedonet
Horseednet
Hilinkatoosan
Halgan
Hiiraan
Hobyonet
Hadhwanaag
hornafrik
Idamaale
Janaale.com
Jowhar.com
Jowharonline
Ogaden
Olol
Puntlandpsot
Somaaliweyn
somaliuk
Midgaan.com
Markacadey.net
Wadanka
Wardheernews
Waagacusub
Waayaha
Widhwidh
Waayaha cusub
Qaadisiya
qarannews
Qaranimo
Xog-waran
Xamardaye
Yaaqshiid
xargaga
mudugonline
somalifans.co.cc
All Wariye
Updated on Tuesday, August 19, 2008 - 02:16 AM
Dowlada Itoobiya oo Beenisay in ay Xasuuq ka geysatay inta u dhexeysa Afgooye iyo Muqdisho

Dowladda Ethiopia ayaa markii ugu horeysay ka hadashay eedeymo loo jeediyey oo ah in ay xasuuq ka geystayb inta u dhaxeysa degmada Afgooye iyo Muqdisho gaar ahaan deegaanka Carbiska.
..Akhri...

Dagaal ka socda wadada 30-ka iyo ciidanka DFKM oo gudaha u galay xaafada Cali Kamiin Aug 19, 2008
Dagaal ayaa ka qarxay goordhaweyd wadada 30-ka kaas oo u dhexeeya ciidanka DFKM iyo kooxaha ka soo horjeeda joogitaanka ciidanka Itoobiya dagaalka ayaa bilaawdey ka dib markii ciidamo fara badan oo ka tirsan DFKM oo ay weheliyaan kuwa itoobiyaan ah ay soo galeen xaafada Cali Kamiin.

..Akhri...
Garowe: Falal amaan daro ay ka dhaceen duleedka Garoowe iyo Guddoomiyaha Gobolka Nugaal oo laga soo daayey maliishiyo afduubatay Aug 19, 2008
Maliishiyo hubeysan ayaa shalay subaxdii afduub u geysatay Guddoomiyaha gobolka Nugaal Cabdi Xersi Cali oo xili uu ku sugnaa degmada Burtinle halkaasi oo uu u aaday in uu ka qaado isbaaro ay dhigeen maliishiyada afduubka u geysatay.

..Akhri...
Jabuuti: Dowladda KMG iyo Mucaaradka oo mar kale heshiis wax ku ool ah ku saxiixday Jabuuti Aug 19, 2008
Dowladda KMG iyo mucaaradka Asmara garabka Jabuuti ayaa guddiyo ay iska soo dhex doorteen Ergadii ka kala socday labada dhinac oo labadii maalmood ee la soo dhaafay shir ugu socday magaalada Jabuuti ayaa shalay gelinkii dambe waxay wada saxiixdeen qodobo ka mid ah heshiiskii ay labada dhinac horay u gaareen iyo sidii loo dardar gelin lahaa qodobo ay isla gaareen shalay, waxaana Dowladda KMG u saxiixay heshiiska Axmed Cabdisalaan Wasiirka Warfaafinta iyo C/raxmaan C/Shakuur, iyadoo Guddiyada farsamo ee labada dhinacna ay u kala saxiixeen Maxamed Maxamuud Xeyd iyo Cumar Xaashi Aadan.
..Akhri...
BUURTINLE: Gudoomiyihii Gobolka Nugaal oo La Afduubay Aug 18, 2008
Waxaa maanta howlgalo ay jid sifeyn ah kafuliyey inta u dhaxeysa magaalooyinka Garowe iyo Burtinle ciidamada amaanka ee DGPL kuwaas oo kasoo kicitimay magaalada Garowe...Akhri...
Addis Ababa: Madaxda ugu sareysa Dowladda KMG oo manta kulan laga war sugayo ku yeelanayo Addis Ababa Aug 18, 2008
Wararka naga soo gaaraya magaalada Addis Ababa ee dalka Itoobiya ayaa sheegaya in Madaxda Dowladda KMG ee Soomaaliya kulamo lagu doonayo in lagu xaliyo khilaafka ka dhex jiro ay ku leeyihiin dalkaasi, waxaana kulankii ugu danbeeyay ee mas'uuliyiintan isugu yimaadeen xalay kaasoo ka dhacay Hotel Hilton ee Addis Ababa.

..Akhri...
Bosaaso: Musharax Nuuridiin Aaden Diiriye oo la kulmay Madaxweynaha Puntland ,Isimada ,Ganacsatada & qeybaha kale ee Bulshada Bosaaso. Aug 17, 2008
Musharaxa utaagan dilka Madaxweyne-nimo ee Puntland Nuuridiin Aaden Diiriye oo maalmihii ugu dambeeyey booqanayay magaalada Boosaaso ee xarunta Gobalka Bari ayaa shaaca ka qaaday waxyaabo ay ka wada hadleen Madaxweynaha Puntland Md. Maxamuud Muuse Xirsi.

..Akhri...
Addis Ababa: Madaxweynaha Soomaaliya oo la hadlay Golaha amaanka & Midnimada Qaarada Africa. Aug 17, 2008
Madaxweynaha dawladda Faderaalka ee Soomaaliya Md. C/laahi Yuusuf Axmed & Wafdi uu hogaaminayo oo ka socda dawladiisa oo booqanaya dalka Itoobiya ayaa la hadlay Golaha amaanka iyo Midnimada Qaarada Africa.

..Akhri...
Baydhabo: Gudoonka baarlamaanka oo sheegay inuu ka xunyahay Dilkii Ciidamada Ethiopia u Gaysteen Dad Rayid ah. Aug 17, 2008
Gudoomiye ku xigeenka 1-aad ee Baarlamaanka Soomaaliya Prof Maxamed Cumar Dalxa ayaa sheegay in ay si weyn uga xunyihiin dilkii inka badan 40-ruux oo rayid ah Ciidamada Ethiopia ugu gaysteen Wadada isku xirta Muqdisho iyo Afgooye.

..Akhri...
Iska horimaad ka dhacay Degmada Dharkeynlay ee Gobolka Banaadir Aug 17, 2008
Waxaa saaka ka dhacay degmada Dharkeynlay ee Gobolka Banaadir iska horimaad u dhexeeya Ciidanka DFKM iyo kooxaha wax iska caabinta oo gacan ka hellay xoogagga Islaamiyiinta oo dagaal ba'an kula jira ciidanka cadawga Itoobiya iyo kuwa DFKM.




..Akhri...
Wararkii hore
Sunday, August 17
Muqdisho: Ciidanka AMISOM oo si dirqi ah uga badbaaday Miino dhulka loogu aasay Isgoyska KM4
Beled Weyne: Magaalada Baladweyne ee Gobolka Hiiraan oo saaka ay Xaaladdeedu degan
Addis Ababa: Wakiilka QM ee arimaha Soomaaliya oo gaaray Addis Ababa.
Saturday, August 16
Jibouti: Dowladda Federaalka Somaliya iyo Isbahaysiga Mucaaradka oo Wadal Hadal Dhexmaray.
Bosasso: Dowlad Goboleedka Puntland oo Saxaafadda Digniin u soo jeedisay.
Xukuumada KMG ah oo ka mahadcelisay Markab dagaalka ah ee Canada ugu deeqday Hay’adda WFP oo raashin keenaysa Somalia.
Isbahaysiga Dib u Xoreynta oo Cambaareeyay Dilkii shalay Ciidamada Ethiopia u Gaysteen Dad Rayid ah.
Dagaallo qaraar oo Saaka ka bilaawday Magaalada B/weyne xarunta Gobalka Hiiraan.
Jabuuti: Guddiyo ka kala socda Dowladda KG M iyo Mucaaradka oo maanta shir ugu furmaya Jabuuti
Muqdisho: Dagaal saakay ka dhacay magaalada Baladweyne iyo ciidamada Itoobiya oo lagu eedeeyay iney dileen dad rayid
 Older Articles

 

Search Yamays.com
Universities
 
 
 
Total Hits 4553663
-->© yamays.com, 2008. All rigths reserved. Designed by: Cali Ubax